Madaxweyne Trump oo eedeyn lala yaabay u jeediyey xeer Ilaaliyaha Maraykanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay xeer ilaaliyaha guud Jeff Sessions iyo waaxda caddaaladda in ay dhaawacayaan fursaddii dib loogu soo dooran lahaa labo wakiil oo ka socda xisbiga jamhuuriga, maadaama ay dacwado ku soo oogeen. Tallaabada raggaan loogu soo oogay dacwadaha waxay farahooda ka saareysaa guul fudud oo ay ka gaari lahaayeen doorashooyinka … Continue reading Madaxweyne Trump oo eedeyn lala yaabay u jeediyey xeer Ilaaliyaha Maraykanka